Thursday, August 18, 2016
Dadaalkii Maryan Iyo Doodii Soomaalida
Maryan Muse: waa gabar u istaagtay ineey buuxiso boos dad badan oo inaga inaga mid ah ay dayaceen, waxa ay qaadatay Go'aan geesinimo oo ay ku guul dareeysteen iney qaataan Soomaali badan oo ku mashquushan korinta ilmahooda iyo danahooga qaaska ah.
Maryan waxa ay aaday Tartanka ciyaaraha Olomkida ee ka socda Rio2016, Brazil, iyadoo aan heeysan wax kaalmo Agab iyo Mooral midna, sidaas oo ay tahay waxa ay aheyd qof huwan Calan umadda Soomaaliyeed oo farxad noogu filneyd wadan dagaallo kasoo kabanaya oo calankiisu ka babanayo wadan ay ka socdaan ciyaaro caalami ah oo dunidoo idil wakiilo usoo dirsatay.
Subscribe to:
Post Comments (Atom)

No comments:
Post a Comment